Home » Archives by category » Somali-News (Page 9)

DEG DEG: CAASHO AXMED CABDALLA OO SHEEGTAY IN LA BOOBAY XILDHIBAANADII GOBOLADA SOOL, SANAAG & CAYN

Muqdisho (LasqorayOnline) Daawo Caasho Axmed Cabdalla oo Sheegtay In La Boobay Xildhibaanadii Gobolada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle…

Daawo:Janaraal Morgan oo Hadal ay kanaxeen Hargaysa Hawada u mariyay.

General Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo kahadlay munaasabad balaadhan oo kadhacday magaalada Garowe ayaa kanaxsaday maamul beeleedka Hargaysa ee kusasay Ictiraaf Raadinta, waxaana Moorgan uu u sheegay inaan midnimada Soomaaliya…

Heshiiskii-lagu-qaybsaday-xildhibaanada

Suldaan Siciid oo soo magcaabaya Xildhibanadii Aqalka hoose. Maalmaha soo socda ayaa Suldaan Sicid Cabdi Suldaan Cabdisalaam isaguna soo magcaabi doonaa Xildhibaanada Aqalka hoose ee beesha Warsangeli sida heshiiskii labada…

AKHRISO: Sideedda Xubnood ee ku Guuleysatay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Qaybta Jubbaland

Arbaco, Oktoobar 19, 2016 (HOL) —Waxaa goordhow lasoo gabagabeeyay doorashada xubnaha aqalka sare ee baarlamanka federaalka Soomaaliya qeybta Jubaland, ayadoo ay ku tartamayeen ilaa 16 Musharax. Doorashadan oo ahayd mid…

Cali C/llaahi Cosoble Siyaad oo Maanta loo Doortay Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle

Musharrax Cali Cabdullaahi Cosoble Siyaad, ayaa loo Doortay Madaxweynaha Maauml-goboleedka Hir-shabeelle, kaddib Doorasho Goor-dhaw ka billaabatay degmada Jowhar, kaddib markii uu tartankan uu kaga adkaaday musharraxii la tartamayay. XIldhibaannada Codeeyya…

DAAWO QAAR KAMID AH WAXGARADKA IYO CUQAASHA BEELAHA SANAAG OO EEDEEYEY SULDAAN SICIID SULDAAN CABDISALAAN

Waxa isa soo taraya eedaha ka soo yeedhaya waxgaradka iyo cuqaasha beesha Warsangeli ee Sanaag iyo Haylaan. Cuqaasha ayaa sheegtay in Suldaan Siciid ku takri falay awooddiisa sida uu ka yeelay xubnihii beesha…

Baarlamaanka Puntland oo shaaciyey maalinta ay dhacayso doorashada Aqalka sare

Golaha Wakiilada Dowladda Puntland oo maanta oo Axad ah isugu yimid Kalfadhi aan caadi ahayan ayaa uga hadley doorashada Aqalka sare ee Soomaaliya. Kalfadhiga waxaa soo xaadirey 51 Xildhibaan oo kamid…

(Dhagayso) Siyaasi Cabdi Waal Oo ka shifay Dawlada Somaliya inay Ka Danbeeso Dagaalka Gaalkacyo

Siyaad Cabdi Nuur oo loo yaqaano Cabdi waal ayaa ka warbixiyay dagaalada ku soo noq noqday magaalada Gaalkacyo oo u dhexeeya Dowalda Puntalad iyo Maleshiyaadka Galmudug Siyaasi Cabdi Nuur Siyaad…

Liiska cusub ee musharixiinta aqalka sare ee Puntland iyo Jaahwareer ka jira Aqalka Sare ee Puntland Cidii u tartami lahayd

Garoowe, Oct 16 2016–Golaha Wakiilada Dawlada Puntland ayaa maanta shaaciyay Liiska Xubnaha u tartamaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Liiska ka muuqda in Qoondo wannaagsan la siiyay haweenka oo…

DEG DEG: Gaalkacyo Ciidamo Hubaysan oo Gordhawayd La Wareegay Bangiga Dhexe

Ciidamo Gadoodsan oo ka cabanaya wax qabasho la’aan dhaawacyo iyo Mushaarkooda oo ay bilo waayeen ayaa qabsaday Bangiga dawladda Puntland ee Gaalkacyo. Ciidanka ayaa sidoo kale xiray waddada gasha Garoonka…