WARAYSI/ GUDOOMIYAHA GUDIGA MAAMUL U SAMAYNTA GOBOLADA WAQOOYI BARI MAXAMUD AXMED CABDALLA

Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo Bulsho Tv la yeeshay siyaasi Maxamuud Cabdalle, Guddoomiyaha Guddiga Midaynta iyo Maamul u Samaynta (GMMG) Waqooyi Bari Soomaaliya, oo kaga hadlay arrimaha Soomaaliya iyo maamul goboleeddada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *