Home » Archives by category » Somali-News

Khilaafka ka dhex jira madaxtooyada maamul goboleedka puntland muxuu daaran yahay?

Warbixintan waxaynu ku eegaynaa khilaaf hoose oo in mudo ahba ka dhex taagnaa madaxweynaha maamul goboleedka puntland siciid abdullaahi deni iyo kooxda aaran jaan khilaafkakan oo aan inta baddan warbaahintu…

Codsi iyo hambalyo ku socota dawlada soomaaliya

Ciid wanaagsan  dhamaan umadda islaamka ah gaar ahaan umadda soomaaliyeed, waxaa dhowaan dawladda somaliya ay soo gaarsiisay gobolada Sanaag iyo Cayn  labo diyaaradood oo  siday qalab caafimaad oo isugu jira…

Shir Xasaasi ah oo laga yeeshay saameynta dhaqaale Covid-19 ee Soomaaliya

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay guddoomiyey shirka joogtada ah ee guddiga qaran ee xakameynta Coronavirus, kaas oo looga hadlay saameynta uu cudurka ku yeeshay dhaqaalaha dalka.…

WARAYSI/ GUDOOMIYAHA GUDIGA MAAMUL U SAMAYNTA GOBOLADA WAQOOYI BARI MAXAMUD AXMED CABDALLA

Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo Bulsho Tv la yeeshay siyaasi Maxamuud Cabdalle, Guddoomiyaha Guddiga Midaynta iyo Maamul u Samaynta (GMMG) Waqooyi Bari Soomaaliya, oo kaga hadlay arrimaha Soomaaliya iyo maamul…

XUKUUMADA FEDERALKA AYAA WAR KASOO SAARTAY GO’AANKII DOWLADA KENYA EE ARIMAHA VISAHA EE SOMALIA

Jubbaland oo dalbatay in loo xaqiijiyo waxa xumeeyay xiriirkii Somalila iyo Kenya?

Madaxweyne ku–xigeenka dowlad gobolleedka Jubbaland Maxamuud Sayad Aadan oo ka hadlay xiriirka sii xumaanaya ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa ugu baaqay dowaldda federaalka inay cadayso halka dhibtu ka jirto. Wuxuu…

Kulan ay Gaalkacyo Ku Yeesheen Maamulada Galmudug iyo Puntland iyo war-murtiyeed laga soo saaray

Kulankii u horreyay oo gaar ah ayaa waxaa maanta magaalada Gaalkacyo ku yeeshay madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo dhiggiisa Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, waxaa ku wehlinayay Wasiiro iyo…

Deg-deg:- Khasaaraha dagaalkii maanta ee Damalaxagarre, Sanaag

May 21, 2019 (Laasqoray Online)– Wararka naga soo gaadhay Degmada Damalaxagarre ee Gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in halkaa maanta dagaal ku dhex maray ciidammo ka soo duuley Somaliland iyo kuwa…

Daawo Qayb Kamida Gaadiidka Ceerigaabo Oo Shidaal La’aan La Shaqeyn Waayay

Daawo Qayb Kamida Gaadiidka Ceerigaabo Oo Shidaal La’aan La Shaqeyn Waayay…

Deg Deg Daawo Beesha Harti Oo Si Adag Uga Hadlay Colaada Ceel Afweyn

Deg Deg Daawo Beesha Harti Oo Si Adag Uga Hadlay Colaada Ceel Afweyn…

Page 1 of 10123Next ›Last »