Home » Archives by category » Somali-News (Page 10)

(Dhagayso)Hub Aruursi Caawa Socda kadib Dagaal Xoogan oo ilaa Caawa Maqribkii ka Socay Magaalada Gaalkacyo

Magaalada Gaalkacyo Caawa waxaa ka socda Hub Aruursi iyo Abaabul Dagaal, Dagaal ay galabtay soo qaadeen Maleeshiyaadka DFS & Galmudug ee duulaanka ku soo qaadeen magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug,…

UNSOM: Cabdi Qeybdiid oo lagu Dhaganyahay Qaramada Midoobay oo Digniin ka Soo Saartay..

Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Micheal Ketaing ayaa war deg deg ah oo uu soo saaray waxaa si rasmi ah loogu sheegay Hogaamiyaha Galmudug Abdkariim Xasan…

Akhriso Xubnaha Ku Cusub Aqalka Sare ee Galmudug Beelaha ay ka soo Jeedaan iyo Xilalka Ay Soo Qabteen”

Waxaa maanta Cadaado ku soo gabagaboobay doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baaralamaanka Soomaaliya kasoo galaya maamulka Galmudug oo ka koobnaa 8 xubnood. Doorashada oo ahayd tii ugu horeysay ee ka…

DHEGEYSO-Madaxweynaha Puntland oo ka warbixiyey safarkiisii Imaaraadka

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay wadanka Imaaraadka Carabta. Safarka madaxweynaha waxaa ku weheliyey xubno ay kamid ahaayeen wasiirka cusub ee wasaaradda…

Page 10 of 10« First‹ Previous8910