Home » Archives by category » Somali-News (Page 3)

WARAYSI/ EX XILDHIBAAN CASHARE AYAA SALUUG IYO CADAALAD DARO KA MUUJIYEY GOLAHA WASIIRADA PUNTLAND/GOLAHA1960

Waraysigan uu Ex xildhibaan Cawad Axmed Cashare siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ayuu kaga waramay Sharci darada iyo cadaalada xumada ka muuqata Magacaabida golaha wasiirada ee uu magacaabay…

Dayax madoobaad ayaa caawa fiidnimadii laga dareemay Soomaaliya

Dayax madoobaad ayaa caawa fiidnimadii laga dareemay Soomaaliya iyo dalal kale oo ku yaalla geeska Afrika. Meelaha laga dareemay dayax madoobaadka ayaa waxaa ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo la…

AKHRISO: Wasiiradda Cusub ee Puntland, Saami-qeybsigooda iyo Beelaha ay ka soo jeedaan…

Halkaan Waxaan idin kugu soo gudbineynaa 53-Wasiir Puntland ee maanta la magacaabay iyo Beelaha ay ka soo kala jeedaan. Halkaan Waxaan idin kugu soo gudbineynaa 53-Wasiir Puntland ee maanta la…

Masjid ay Soomaali Maamusho oo Maraykanka lagu qarxiyey

Bam ayaa xiliga Maraykanka ee salaada subax lagu weeraray Masjidka Darul Faruq oo ku yaalla magaalada Bloomington ee gobolka Minnesota. Qaraxa ka dib ayaa ciidamo faro badan oo boolis ah…

War Deg Deg Ah :Qarax xoogan oo goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay Laamiga Maka Al Mukarama gaar ahaan meel aad ugu dhaw Isbitaalka Daaru…

Gudoomiyihii gobolka Galgaduud iyo Walaalkiis oo Caawa lagu dilay Muqdisho

Waxaa caawa xaafada Carafaat ee degmada Yaaqshiid lagu dilay Guddoomiyihii Gobolka Galgaduud Maxamed Sheekh Cali Cilmi , waxaana marxuunka lala dilay sida aan Wararka ku helnay Walaalkiis Xasan Sheekh Cali…

Shir Nabadeed oo Ka Furmay Tuulada Jiingada oo Shalay Agagaarkeeda dagaal ka dhacay

Tuulada Jiingada ee Gobolka Bari ayaa waxa gelinkii dame ee maanta lagu qabtay Shir Labo Geesood Ah oo xal nabadeed Loogu raadinayo dagaal shalay ka dhacay agagaarka Tuulada Jiingada. Shirkan…

Xaflad ka dhacday Minasota oo lagu sii sagootiyay Hormoodka Cusub ee Jamacada Makhir ee Degmada Badhan

Shir looga hadlayay Jaamacadda Makhir ayaa lagu qabtay Magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka…

ciidamada amaanka gobolka hayland oo qabty koox hubaysan

ciiddamada amaan ka ee gobolka hayland  ayaa waxay qabteen  sideed qof oo hubaysan    kadib markii ay cadays teen inay ahayeen  dadka tirsan kooxda al shabab  kuna socda buurta  dadkan…

Dhakhtar Ruusha oo ka hawl bilaabay Isbitaalka Badhan

Badhan, Sanaag: Waxaa  Isbitaalka  Badhan  ka hawl galay  dhakhtar Ruush ah  kaaas oo si wayn  looga soo dhoweeyey  guud ahaanba  gobolka,  gaar aahan  bahda caafimaad ka ayaa  u sameyey  munasabado…