Home » Archives by category » Somali-News (Page 2)

Milkiilaha Shirkadda ASLI MAYDI Oo Kuurka Ugu Jira In Madaxweyne Muuse Biixi U Magcaabo Wasiir Iyo Mucaaridka Oo Dabada Ka riixaya.

Milkiilaha Shirkadda ASLI MAYDI Oo Kuurka Ugu Jira In Madaxweyne Muuse Biixi U Magcaabo Wasiir Iyo Mucaaridka Oo Dabada Ka riixaya. Ceerigaabo(Office) Warar laga helayo Ilo xog-ogaal ah ayaa tibaaxaya…

Deg Deg Shir Lagaga Tashanayo Shirkada Asli Maydi Oo Badhan Ka Socda

Deg Deg Shir Lagaga Tashanayo Shirkada Asli Maydi Oo Badhan Ka Socda Buurta Calmadow Ee Gobolka Sanaag Ayaa iyadu ah Mid Illahay Ku Manaystay Khayraadka Dabiiciga ah Ee Beeyada iyo…

Morgan oo booqasho ku maraya Bari iyo Nugaal

General Morgan oo laba maalmood ka hor shaaciyey inuu u taagan yahay jagada madaxweyne ee Maammul Goboleedka Puntland ayaa socdaal ku maraya magaalooyin badan oo Puntland ka tirsan. Jananka ayaa kulan…

Daawo Warbixin Ku Saabsan Taariikhda Magaalada Laasqoray

Dhegeyso: QISADA IYO GABAYGA GODOBTII BAARLIIN IYO GOGOL XAADH

Hordhac: Gabayga Godobtii Baarliin iyo Gogol-Xaadh waxa tiriyey Abwaan Maxamuud Axmed Cabdalle(Abwaan Shiine). Wuxu ku saabsan yahay, hadimadii gumaystayaasha reer Yurub ka galeen dadka Soomaaliyeed Shirkii Baarliin 1884-tii ka qabsoomay,…

Baaq: Aqoon-yahanka iyo waxgaradka reer Maakhir oo digniin u diray taliska SNM

Shir aan caadi ahayd oo ay isugu yimaddeen aqoonyahka, waxgaradka iyo culimada reer Maakhir ee qaaradda Waqooyi America ayaa digniin loogu diray xukuumadda Somaliland ee Waqooyi Galbeed-SNM. Odayaasha iyo waxgaradka iyo culimada ayaa…

SHIR: HOTEEL SANAAG EE MAGAL OO S/LAND LAGU DIIDEY

SHIR AAY ISUGU YIMAADEN SIYAASIYIIN HAWEEN DHALINYARO AYAA WAXA UU KADHACAY HOTEEL SANAAG EE MAGAL…

BAAQ NABADEED GUDDIDA SIYAASADDA EE MAAKHIR SOO SAARTAY IYO XUBNO CUSUB OO JAALIYADDA NAIROBI LOO DOORTAY

Bismillaahi Raxmaani Raxiim August 26, 2017 Ku: Maammul Goboleedka Somaliland Ku: Maammul Goboleedka Puntland Og: Dawlada federalka Og: international community   Og: and international NGOs Ujeeddo: Dagaalka biya guduud iyo…

Weriye Feyte oo VOA-Somali uga warramay duufaantii Harvey ee Maraykanka ku dhufatay

Gobolka Texas ee Maraykanka ayaa waxaa wiiggan ku dhuftay duufaanno xawaare sare ku socda oo muddo 10 sano ku siman aan soo marin. Khasaare naf iyo maalba leh ayaa dabaylanahi…

Dagaal ka dhacay Deeegaanka Biyoguduud ee Gobolka Sanaag

Wararka naga soo gadhaya  degmada Biyaguduud  ee katirsan gobolka sanaa ayaa manta dagaal dhimasho iyo dhaawacba  leh kudhexmaray  labba beelod   oo wada dega  degmada   ilaa hada   inta…