Home » Archives by category » Somali-News (Page 7)

Daawo Nabadda Gaalkacyo Ka Dhacday Muddo Bil iyo Bar ka Dib

Gaalkacayo nabad ma noqon kartaa iyadoo dhexdeeda xaaraan lagu haysto; kuraasi lasoo boobay lagu fadhiyo; maal dadoow lagu isticmaalo?…

Guddoonka baarlamaanka oo war ka soo saaray hanaanka doorasho ee xildhibaannada gobollada W/galbeed

Jimce, November, 11, 2016 (LOL) –War ka soo baxay guddoonka baarlamaanka Soomaaliya,ayaa lagu qeexay qaabka loo dooranayo ama loo soo xullayo xubnaha labada aqal ee gobollada W/galbeed [Soomaaliland] oo waayadii…

Uurcadde: FAYSAL CALI WARAABE NOLOL TAARIIKHEEDKIISA IYO SHAQADIISII BASAASNIDA AHAYD

Xoghayaha Xisbiga Waddani ee Hargeysa ayaan waxaba ula hadhin Faysal Cali Waraabe, isagoo ku sheegay basaas iyo nin musuqmaasaqa ku caan baxay. Daawo…

Ciidamada Badda Puntland oo xalay weeraray Saldhiga kooxda Daacish ee magaalda Qandala

Wararka ka imaanaya Deegaanada Puntland ayaa sheegaya in Ciidamada Badda Puntland xalay weerar Duqeyn ah ku qaadeen Deegaanka Qandala oo fariisin ay ku leehiyiin Ururka Daacish. Ciidamada Badda Maamulka Puntland…

DEG DEG: Dagaal Culus oo markale ka qarxay Magaalada Gal-kacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa ku waramaya in dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Galmudug uu ka bilaawday Magaaladaasi. Dagaalkani ayaa la isku…

Akhriso: Magacyada 10-ka Xildhibaan ee Aqalka Hoose ee laga soo Doortay Puntland (SAWIRRO)

Doorashada Xubanaha Aqalka Hoose ee Puntland ka dhacday, ayaa lagu Doortay 10-xildhibaan oo ka mid noqonaya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhismihiisa lagu Hawlan yahay. Siciid Jaamac Qorsheel oo ka mid…

Sanaag iyo Haylaan oo Aqalka Hoose ee Puntland isaga baxay Hoolka ay ka socotay Doorashada

Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka billaabatay magaalada Garoowe, ayaa waxaa isaga baxay xubno ka cabanaya doorashada. Doorashada ayaa waxaa ka baxay 64 xubnood oo ka…

Beesha Warsangeli oo waraaq ku caddaysay mawqifkeeda iskhilaafka labada guddi ee khilaafaadka iyo guddiga kor eegtada

Mogadishu: November 04, 2016- Waraaq ay u direen siyaasiyiinta, odayaasha, aqoonyahanka iyo waxgaradka Beesha Warsangeli, ayaa loo diray Dawladda Fadaraalka, IGAD, AU, OIC, Arab League iyo xubnaha kale ee Beesha…

Siilaanyo iyo Galaydh maxay kula iibsadeen Addisababa

November 02,2016 (LaasqorayOnline)- Kulan qarsoodi ah ayaa ku dhexmaray Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Madaxweynaha Khaatumo, Dr. Cali Khaliif Galaydh. Kulankan ayaa sidaad ka dhegeysan doontid fiidyowyada hoose, daarranaa…

Degdeg: Guddiga doorashooyinka DFS oo Puntland ugu baaqay in ergooyinka beelaha qaar dib loo celiyo

Guddgia doorashooyinka dadban 2016 ee Dawladda Fadaraalka ayaa xannibaad ku soo rogay liiska ergooyinka aqalka hoose fadhiisan doonaa, ergooyinkaas soo xuliddooda oo dacwooyin badan ay ka gudbiyeen beelo fara badan…