Daawo:Janaraal Morgan oo Hadal ay kanaxeen Hargaysa Hawada u mariyay.

General Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo kahadlay munaasabad balaadhan oo kadhacday magaalada Garowe ayaa kanaxsaday maamul beeleedka Hargaysa ee kusasay Ictiraaf Raadinta, waxaana Moorgan uu u sheegay inaan midnimada Soomaaliya wax Gor-gortan ah laga Galaynin ayna tahay muqadas lama Taabtaan ah e, Halkan kadaawo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *