Liiska cusub ee musharixiinta aqalka sare ee Puntland iyo Jaahwareer ka jira Aqalka Sare ee Puntland Cidii u tartami lahayd

Garoowe, Oct 16 2016–Golaha Wakiilada Dawlada Puntland ayaa maanta shaaciyay Liiska Xubnaha u tartamaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Liiska ka muuqda in Qoondo wannaagsan la siiyay haweenka oo ay gadaal ka riixayaan Beesha Caalamka.
Liiska ayaa waxaa ka maqan Guddoomiye ku xigeenkii Baarlamaanka Puntland Mahad Cabdala Cawad oo horay ugu jiray Xubnaha la tartamayay Janaraal Moorgan.
Hoos Ka Akhriso Liiska oo Isbadal wayn lagu sameeyay;-
1-Saynab Xaashi Biixi.
-Shukri Aadan Maxamed.
-Xaawo Caynab Cabdi.
2-Hodon Maxamuud Cismaan.
-Basro Cumar Geele.
3-Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.
-Aamino Aadan Cabdullaahi.
4-Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Farole.
-Cabdi Mahad Abshir Cismaan.
5-Siciido Xassan Cismaan.
-Axmed Cabdala Tigaana.
-Siciid Maxamuud Aadan.
-Maxamed Maxamuud Cali Bile.
6-Cabdirisaaq Xassan Cismaan Juurile.
-Hodon Ismaaciil Cilmi.
7-Maxamuud Axmed Maxamuud.
-Faadumo Siciid Maxamed.
8-Maxamed Siciid Xirsi’’Moorgan’’.
-Maxamuud Cali Siciid.
-Bootaan Bare Samatar.
9-Cabdixakiin Axmed Xaashi.
-Mahad Daahir Sheekh Nuur.
-Cabdulqaadir Faarax Shaaciye.
10-Cali Ismaaciil Cabdi Giir.
-Shukri Cabdullaahi Maxamuud.
-Farxaan Cali Xusseen.
11-Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere.
-Siciid Maxamed Cali.
-Faarax Cawad Jaamac.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *