Home » Archives by category » Somali-News (Page 8)

Akhriso war-murtiyeed laga soo saaray hishiis hor dhac ah oo ay gaareen Puntland iyo Galmudug

Mas’uuliyiinta labada dowlad gobolleed Puntland iyo Galmudug ayaa heshiis hordhac oo lagu soo afjarayo colaada Gaalkacyo ku gaaray magaalada Abu Dubai, waxaana hishiiskan goob joog ka ahaa madaxda dowlad gobolleedyada…

Puntland Waa Ka Tashanaynaa Reer Hadaaftimo

Daawo Mid Kamid Ah Beelaha Maakhir oo Sheegtay Inay Ka Baxayaan Maamulka Puntland…

DEG DEG: Beelaha Maakhir oo eedayn kulul dusha uga tuuray Suldaan Siciid C/Salaan iyo CCC Sharmarke

Garoowe (LN) Daawo Beelaha Maakhir oo Eedayn Dusha u Saaray Suldaan Siciid Cabdisalan & CCC Sharmaake…

Waraysi: Wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta Galmudug oo ka hadlay xaaladda Galkacayo

Waraysigan wasiirkii hore ee Galmudug Axmed Shire Maxamed uu siiyey golaha1960 iyo labada websidh ee www.golaha1960.com iyo www.Arrimaha.com ayuu kaga hadlay  doorashooyinka somaliya 2016ka ,colaada magaalada Gaalkacayo iyo guud ahaan…

Mudaaharaad Garoowe ka dhacay oo ka dhana dawaladda dhexe ee Soomaaliya…

Garowe: (Lasqoray Online)- Mudaaharaad looga soo horjeedo dawladda dhexe ee Soomaaliya, gaar ahaan madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka dhacay Garoowe, caasimadda Puntland. Mudaaharaadkan oo ahaa midaan lookala harin, ayaa…

Cali Xaaji oo colaadda Gaalkacayo ku eedeeyey Xasan Sheekh (Daawo)

Daawo Cali Xaaji Warsame oo Dagaalka Gaalkacayo Ku Eedeyey Madaxweyne Xasan Sheekh. Waraysiga ayaa waxaa la yeeshay Durraan Shirwac.…

Waxgaradka Degmada Badhan Oo Reer Gaalkacyo Ugu Baaqay In Ay Nabadda Iyo Soomaalinimada Adkeeyaan (Daawo)

BAAQ Madaxweynaha Jubbaland ay u dirayaan beelaha Sanaag iyo Haylaan, arrinta kuraasta lagu soo xawilay Jubbaland

Ku: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Ku: Dawladda Fadaraalka ee Soomaaliya Ku: Masuuliyiinta Xafiiska UN Soomaaliya, AU, IGAD, iyo Beesha Caalamka Ku: Madasha Qaranka Soomaaliyeed Og: Maamul Goboleedka Puntland Og: Guddiga…

Khariidadda Cali Khaliif iyo kooxdiisa Khaatumo- fallaago sawirteen maxay daarran tahay? La yaabye ma Maakhirbaa idin haysata mise Somaliland?

Maxamuud Axmed October 24, 2016 Dhawr mar oo aan isha ku dhuftay muuqaallo Youtube la soo geliyey, Madaxweynaha Khaatumo, Cali Khaliif Galaydh ka khudbaynayo, ayaad waxad arkaysaa maab/khariidad dhabarkiisa ka…

Xasan Sheekh “Waqooyi baa noo hartay inaan maamullo u samayno…”

Madaxweynaha shaqada ka tegaya ee Soomaaaliya ahna musharrax u taagan jagada madaxweyne ee Soomaaliya marlabaad, ayaa isagoo caleemasaarkii Madaxweynaha Maamul Goboleedka cusub ee Hir-Shabeelle oo dhowaan la yagleelay, ayuu halkaas…