Xildhibaan Caasha Cabdalla oo eedaysay siyaasiyiinta koonfurta Soomaaliya say midnimada dalka u wiiqeen

Xildhibaan Caasha Cabdalla oo ah musharrax u taagan Aqalka Sare, Gobollada Waqooyi, siiba Sanaag, ayaa dhaleecayn dusha uga tuurtay siyaasiyiinta koonfurta Soomaaliya oo ay sheegtay inay geeska ku feedhayaan dadka midnimada jecel, iyagoo soo dhoweysanaya kuwa raba ina dalka kala qaybiyaan. Daawo….

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *