Xasan Sheekh “Waqooyi baa noo hartay inaan maamullo u samayno…”

Madaxweynaha shaqada ka tegaya ee Soomaaaliya ahna musharrax u taagan jagada madaxweyne ee Soomaaliya marlabaad, ayaa isagoo caleemasaarkii Madaxweynaha Maamul Goboleedka cusub ee Hir-Shabeelle oo dhowaan la yagleelay, ayuu halkaas kaga dhawaaqay war cusub,”maamul goboleddeeda dhismahooda waxa soo dhamaaday shan maamul goboleed, intaa ku ekaan mayso, waxa noo hartay inaan waqooyiga dalka maamul goboleedyo u dhisno,” Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidaas yiri. Daawasho wacan…

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *