War qoraal oo ka soo baxay Guddiyada Doorashada Dadban iyo kuraastii Sanaag oo la soo celinayo

Guddiyada Doorashada ayaa markii ugu horeysay soo wada saaray qoraal ay u dhan yihiin oo loogu talogalay Beesha Caalamka.

Qoraalka oo ay ku wada saxiixnaayeen Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Dadban iyo Guddoomiyaha Guddiga Xalinta khilaafaadka ayaa si cad loogu sheegay in tallaabo laga qaadayo kuraasta musuqa iyo awood sheegashada lagu soo baxay.

Qoraal ayaa sidoo kale si weyn loogu difaacay qoondada haweenka oo odayaasha beelaha aysan fulin, waxayna labada guddi beesha caalamka u ballan qaadeen inay tallaabo ka qaadi doonaan dhaqan gelinta qoondada haweenka.

war-saxaafadeed1

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *