TOP-DHAGEYSO:-Caasho Axmed Cabdalle oo si ba’an uga hadashy musuqmaasuqa kuraasta baarlammaanka

Caasho Axmed Cabdalle oo ka mid ah shaqsiyadkii laga boobay Xubinimadii Golaha baarlamaanka oo ay ugu tartameen kuraasta waqooyi yaa sheegtay in la Caddaalad darreeyey Musharaxiintii ay iyadu ka mid ahayd,

Waxa ay sheegtay Caasho Axmed Cabdalle in lala xisaabtamayo shaqsiyadka adeegsanaya Guddiga doorashooyinka Dalka oo ka mid ah dadka mas’uuliyada Qaranka ugu Takri fala sida aan xadka lahayn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *