Guddoonka baarlamaanka oo war ka soo saaray hanaanka doorasho ee xildhibaannada gobollada W/galbeed

Speaker of the House Mohamed Osman Jawari

Speaker of the House Mohamed Osman Jawari


Jimce, November, 11, 2016 (LOL) –War ka soo baxay guddoonka baarlamaanka Soomaaliya,ayaa lagu qeexay qaabka loo dooranayo ama loo soo xullayo xubnaha labada aqal ee gobollada W/galbeed [Soomaaliland] oo waayadii ugu danbeeyay dood weyn ay ka taagneyd :

Hadaba hoose ka Akhriso qoraalka ka soo baxay guddoonka baarlamaanka, iyadoo la magacaabay guddi doorasho oo maamuli doona doorashada labada aqal ee gobollada W/galbeed kuwaa oo ka kooban 7 xubnood.
speaker-pr

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *