Degdeg: Guddiga doorashooyinka DFS oo Puntland ugu baaqay in ergooyinka beelaha qaar dib loo celiyo

Guddgia doorashooyinka dadban 2016 ee Dawladda Fadaraalka ayaa xannibaad ku soo rogay liiska ergooyinka aqalka hoose fadhiisan doonaa, ergooyinkaas soo xuliddooda oo dacwooyin badan ay ka gudbiyeen beelo fara badan sida liiska aad ku arki doontid.

Beelaha Sanaag iyo Haylaan ayaa ugu horreeyey cabasho ay u ka muujiyeen sida Suldaan Siciid Cabdisalaan iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ugu tagri faleen xulidda doorashooyinka aqalka hoose iyo kan sareba. Akhriso document-iga ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Dawladda Fadaraalka.
letter-madashaletter-2-madasha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *