Dhalinyarada iyo ururrada magaalada Badhan ayaa ayamihii u danbayey waxay u ololaynayeen sidii ay bulshada reer Sanaaa uga qayb qaadan lahayeen wadada Ceeldahir ilaa Cergaabo.
Ururka Sahan ayaaa soo abaabulay munaasibad ay ku wacyi gelinayaan dhammaan bulsha-weynta magaalada Badhan taas oo ujeedkeedu tahay sidii kor loogu qadi lahaa akhriska iyo qoraalka Afka Soomaliga.
Sidoo kale ururka dhalinyarada ee Dal-dhis ayaa soo abaabulay munaasibad labaad iyo khudbado dhaadheer oo lagaga hadlayo horumarka iyo hawlaha wacyigelinta.
Lasqoray.com
Badhan News Desk, Soomaaliya