Ururrada dhallinta ee Gobolka Sanaag oo ka qayb qaadanaya dhismaha waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo

 

Dhalinyarada iyo  ururrada  magaalada Badhan  ayaa ayamihii u danbayey waxay  u ololaynayeen sidii ay bulshada reer Sanaaa  uga qayb qaadan lahayeen  wadada Ceeldahir  ilaa Cergaabo.

Ururka  Sahan ayaaa  soo abaabulay munaasibad ay ku wacyi gelinayaan dhammaan bulsha-weynta  magaalada Badhan taas oo ujeedkeedu tahay sidii  kor loogu qadi lahaa  akhriska iyo qoraalka  Afka Soomaliga.

Sidoo kale  ururka dhalinyarada   ee Dal-dhis   ayaa  soo abaabulay  munaasibad labaad  iyo khudbado dhaadheer  oo lagaga hadlayo  horumarka   iyo hawlaha wacyigelinta.

Lasqoray.com

Badhan News Desk, Soomaaliya

ceeldaahir1 ceeldaahir2 ceeldaahir4 ceerigaabo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *