Warbixintan waxaynu ku eegaynaa khilaaf hoose oo in mudo ahba ka dhex taagnaa madaxweynaha maamul goboleedka puntland siciid abdullaahi deni iyo kooxda aaran jaan khilaafkakan oo aan inta baddan warbaahintu waxba ka qorin ayaa soo bilaabmay tan iyo markii labilaabay diwaan gelinta xisbiyadda cusub ee ay puntland u wareegtay. Xukuumadda uu siciid abdullaahi deni hogaamiyo waxa ay furatay urur siyaasadeed ay ugu magac dartay KAAH waana kan keenay inuu khilaafkaasi soo kala dhex galo kooxda Aaran jaan iyo Siciid Deni kadib marikii kooxda Aaran jaan ay Siciid Deni usoo bandhigtay in gudoomiyaha urur siyaasadeedkaasi laga dhigo Xassan Shire Abgaal oo ah wasiirka maaliyadda Puntland ahna xubin ka tirsan ururka Aaran jaan sida lawada ogsoon yahay shacabka iyo siyaasiyiinta puntland na la socdaan kooxda Aaran jaan waxaa ay saamayn toos ah ku leedahay siyaasadda Siciid Abdullahi Deni kuwaas oo dhaqaale baddan ku bixiyey soo bixitaankiisii doorashada waxayna hashiis ku ahaayeen ka gadaal marka uu kursiga ku fariisto inuu wax walba usameeyo kooxdaasi hashiiskii ugu horeeyey waxaa uu ahaa in Xassan Shire Abgaal laga dhigo wasiirka maaliyadda waana uu ka soo baxay Siciid Abdullahi Deni balankaasi balse haatan markii xisbiyada la furay ayaa markale ay kooxdu Aaran jaan ay usoo bandhigtay in gudoomiyaha xisbiga laga dhigo xubinta Aaran jaan ugu dhaqdhaqaaqa badan Xassan Shire Abgaal balse Siciid Cabdullahi Deni wuu ka diiday codsigaasi oo waxaa uu sheegay inuu gudoomiyaha xisbigaasi uu doonayo inuu ka dhigto wasiirka wasaaradda arimaha gudaha Puntland Dhabanada cad taasina waxay keentay bilawga khilaafka Siciid Cabdullahi Deni iyo kooxdiisa Aaran jaan. Khilaafku wuxuu sii xoogaystay kadib geeridii gudoomiyihii gobolka Nugaal oo qarax lala eegtay ku geeriyooday waxayna kooxda Aaran jaan iyadoo ka faa iidaysanaysa geerida gudoomiyaha gobolka Nugaal ay Siciid Cabdullahi Deni usoo gudbiyeen xubin iyaga ka tirsan in booskaasi loo magcaabo balse Siciid Cabdullahi Deni wuxuu magcaabay gudoomiye cusub oo aan ka tirsanayn kooxda Aaran jaan taasina waxa ay dabka ku sii shiday in khilaafkii u dhexeeyey Siciid Cabdullahi Deni iyo kooxdiisa Aaran jaan inkastoo khilaafka Siciid Cabdullahi Deni iyo kooxdiisu aanay dibadda usoo bixin hadana waxaa jiray is jiid jiid iyo kala shaki weyn oo soo kala dhex galay Siciid Cabdullahi Deni iyo kooxdiisa Aaran jaan. Hadaba Siciid Cabdullahi Deni si uu uqariyo khilaafkaasi muran ka dhex dhaliyey isaga iyo kooxdiisa waxaa uu bilaabay inuu inta uu sheekadaasi qarinteeda ku bedelo khilaaf hor leh oo uu ka dhex abuuro isaga iyo ku xigeen kiisa khilaafkaas oo awoodaha soo goostay kaas oo ka dhashay ku takri fal awoodeed oo uu Siciid Cabdullahi Deni ku kacay waxaana Siciid Cabdullahi Deni uu ku tuntay dastuurka iyo shuruucda maamul goboleedka uyaala kadib markii uu soo saaray wareegtooyin dhowr ah oo uu ku magcaabayo shakhsiyaad kala gedisan kuwaas oo madaxweyne ku xigeenkuna uu sheegay inaanay wax wada tashi ah ka samaynin, bal aan wax yar gadaal u milicsano gudoomiye Dhoobo daareed khilaafkii sidan oo kale usoo kala dhex galay isaga iyo xukuumada Siciid Cabdullahi Deni hawl wadeenka ka yahay waxaana uu gudoomiye Dhoobo daareed uu sheegay in Siciid Cabdullahi Deni uu ku takri falay awoodihii u yaalay Puntland isla markaasna uu diiday isla xisaabtan ay sameeyaan baarlamaanku taasna waxaa ka dhashey khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay gudoomiyaha baarlamaanka Puntland iyo sidoo kale Siciid Cabdullahi Deni taas oo ugu danbayntii dhalisay in uu Siciid Cabdullahi Deni uu weerar cad u gaysto xarunta uu ku shaqeeyo baarlamaanku isla mar ahaan taasna iyada oo uu dhiigii yaalo uu mooshin hor leh ka keeno gudoomiyaha sidaasna booska looga qaado. Siciid Cabdullahi Deni waxaa la sheegay inuu siyaasadda ka hor ahaa macalin iskuul kaasi oo la qabsaday amrida ardaydiisa waxaana uu dhaqankii macalinimadda la soo dhex galay siyaasadda taasna waxaa cadayn ugu filan isaga oo sidii macalin iyo arday oo kale isagu jawaabaya xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland oo su aal kooban weydiiyey waa xildhibaan Cawil Xassan Daad taas oo sababtay in Siciid Cabdullahi Deni uu iskaga cararo su aashii u horaysay oo la weydiiyey doodii baarlamaanka oo socota isaga oo markii danbena xeer ilaaliyaha maxkamada puntland ku amray in xasaanada laga qaado xildhibaanka waxaana xasaanad ka qaadistaas gaashaanka u daruuray oo bilaa denbi ka dhigay baarlamaanka Puntland oo uu markaas hogaanka u hayey gudoomiye Dhoobo daareed. dhanka kale odayaasha iyo waxgaradka deegaanada Puntland sida Bari, Mudug, Nugaal iyo karkaar ayaa qaylo dhaan ba’ an ka muujiyey hab dhaqanka qalafsan ee Siciid Cabdullahi Deni sidoo kale war saxaafaddu weydiisay Siciid Cabdullahi Deni oo ku saabsanaa xoriyadda saxaafadda waxaa uu si cara leh oo maagis ay ku dheehantahay ugu jawaabay weriyihii su’aashaasi weydiiyey isagoo si cad u weeraray weriyahaasi. Waxaa kale oo la hadal hayey maalmahan gudoomiyaha haatan ee maamul goboleedka Puntland oo hadal qoraal ah oo uu la wadaagay xildhibaanadiisa ku sheegay labadii qodob ee gudoomiye dhoobo daareed xilka ku waayey la soo celinayo labadaas qodob oo kala ahaa la xisaabtanka xukuumada iyo dib u eegista hashiis yadii ay shirkadaha ajnebiga ah la gashey xukuumadu hadalkaas bulshadu sheegtay mid aan laga malaysanayn inuu meeshaba keeno gudoomiye Cabdirashiid yuusuf jibriil waxaana loo malaynayaa inuu garab ka helayo dhinaca madaxweyne ku xigeenka puntland Karaash oo isaguna beryahan danbe Garoowe ka waday abaabul ciidan kii ugu xooganaa abid la arko isaga oo u yeeray dhamaan xildhibaanadii gobolada sool, cayn, sanaag, Bari iyo Karkaar kuna hanjabay inay Garoowe noqon doonto sida Galkacyo oo kale hadaan la joojin dastuur jebinta ka socota Puntland waa sida uu hadalka u dhigaye. Siciid Cabdullahi Deni waxaa uu haatan ku jiraa xaalad aan la qiyaasi Karin halka uu ku danbayn doono xaalkiisu waxaana haatan u baxaysa heesta ay miraheeda ka midka yihiin “hayeeshee jar bay horjoogoo jir baa iga helay banaan jar baan ka lushaa khatara talaa iga jaah wareersan jidaan u baxaanaan hayn jihadii baa iga halawday hadaan kuu jeedi la haayoo jabka kuu sheegi lahaa awood baan jirin xagaygoo afkii baa juuqda gabay”
Xuquuqda qoraalka: Diplomat Cawad
Mohamed Awad
May 22, 2020 at 2:31 am
wixii faalo ah fadlan halkan kaga bixi mahadsanid waana soo dhoweynaynaa fikirkaaga saliimka ah
Charlesutins
January 3, 2025 at 12:45 am
Your comment is awaiting moderation.
台湾的虚拟号码:通信技术的新时代
近年来,技术进步正在迅速改变人们的沟通方式。 其中一项创新是虚拟号码的出现,为用户提供了新的沟通机会。 台湾作为亚洲领先的技术中心之一,正积极迎接这一趋势。
什么是虚拟号码?
虚拟号码是未链接到特定物理设备或位置的电话号码。 它可以在互联网上工作,可以在各种设备上使用,如智能手机,计算机甚至特殊应用程序。 这为用户开辟了全新的视野。
虚拟房间在台湾的优势
1. 灵活性:用户可以根据需要轻松更改他们的号码,这对企业特别有用。
2. 节省:虚拟号码通常比传统号码便宜,特别是对于国际电话。 对于在国际市场运营的公司尤其如此。
3. 安全性和匿名性:虚拟号码有助于保持隐私。 用户可以隐藏他们的真实号码,这对自由职业者和企业家尤其重要。
4. 访问各种服务:大多数虚拟号码提供商提供额外的功能,如语音信箱,应答机和记录对话的能力。 [url=http://www.sqeng.cn/20240129/11196839.html]http://www.sqeng.cn/20240129/11196839.html[/url]
对业务和通信的影响
虚拟数字正成为台湾企业的重要工具。 它们使您能够有效地管理客户电话,确保高质量的服务。 此外,公司可以通过使用虚拟号码进入新市场来轻松扩大客户群。
结论
虚拟数字正在成为台湾和世界各地现代通信的一个组成部分. 通信技术的新时代为个人和企业开辟了新的机会和改变了沟通方式。 台湾凭借其高水平的技术和创新,处于这一转型的最前沿。
Charlesutins
January 3, 2025 at 2:54 am
Your comment is awaiting moderation.
台湾的虚拟号码:通信技术的新时代
近年来,技术进步正在迅速改变人们的沟通方式。 其中一项创新是虚拟号码的出现,为用户提供了新的沟通机会。 台湾作为亚洲领先的技术中心之一,正积极迎接这一趋势。
什么是虚拟号码?
虚拟号码是未链接到特定物理设备或位置的电话号码。 它可以在互联网上工作,可以在各种设备上使用,如智能手机,计算机甚至特殊应用程序。 这为用户开辟了全新的视野。
虚拟房间在台湾的优势
1. 灵活性:用户可以根据需要轻松更改他们的号码,这对企业特别有用。
2. 节省:虚拟号码通常比传统号码便宜,特别是对于国际电话。 对于在国际市场运营的公司尤其如此。
3. 安全性和匿名性:虚拟号码有助于保持隐私。 用户可以隐藏他们的真实号码,这对自由职业者和企业家尤其重要。
4. 访问各种服务:大多数虚拟号码提供商提供额外的功能,如语音信箱,应答机和记录对话的能力。 [url=http://www.96x.com.cn/20240129/31451936.html]http://www.96x.com.cn/20240129/31451936.html[/url]
对业务和通信的影响
虚拟数字正成为台湾企业的重要工具。 它们使您能够有效地管理客户电话,确保高质量的服务。 此外,公司可以通过使用虚拟号码进入新市场来轻松扩大客户群。
结论
虚拟数字正在成为台湾和世界各地现代通信的一个组成部分. 通信技术的新时代为个人和企业开辟了新的机会和改变了沟通方式。 台湾凭借其高水平的技术和创新,处于这一转型的最前沿。