Khilaafka ka dhex jira madaxtooyada maamul goboleedka puntland muxuu daaran yahay?

Warbixintan waxaynu ku eegaynaa khilaaf hoose oo in mudo ahba ka dhex taagnaa madaxweynaha maamul goboleedka puntland siciid abdullaahi deni iyo kooxda aaran jaan khilaafkakan oo aan inta baddan warbaahintu waxba ka qorin ayaa soo bilaabmay tan iyo markii labilaabay diwaan gelinta xisbiyadda cusub ee ay puntland u wareegtay. Xukuumadda uu siciid abdullaahi deni hogaamiyo waxa ay furatay urur siyaasadeed ay ugu magac dartay KAAH waana kan keenay inuu khilaafkaasi soo kala dhex galo kooxda Aaran jaan iyo Siciid Deni kadib marikii kooxda Aaran jaan ay Siciid Deni usoo bandhigtay in gudoomiyaha urur siyaasadeedkaasi laga dhigo Xassan Shire Abgaal oo ah wasiirka maaliyadda Puntland ahna xubin ka tirsan ururka Aaran jaan sida lawada ogsoon yahay shacabka iyo siyaasiyiinta puntland na la socdaan kooxda Aaran jaan waxaa ay saamayn toos ah ku leedahay siyaasadda Siciid Abdullahi Deni kuwaas oo dhaqaale baddan ku bixiyey soo bixitaankiisii doorashada waxayna hashiis ku ahaayeen ka gadaal marka uu kursiga ku fariisto inuu wax walba usameeyo kooxdaasi hashiiskii ugu horeeyey waxaa uu ahaa in Xassan Shire Abgaal laga dhigo wasiirka maaliyadda waana uu ka soo baxay Siciid Abdullahi Deni balankaasi balse haatan markii xisbiyada la furay ayaa markale ay kooxdu Aaran jaan ay usoo bandhigtay in gudoomiyaha xisbiga laga dhigo xubinta Aaran jaan ugu dhaqdhaqaaqa badan Xassan Shire Abgaal balse Siciid Cabdullahi Deni wuu ka diiday codsigaasi oo waxaa uu sheegay inuu gudoomiyaha xisbigaasi uu doonayo inuu ka dhigto wasiirka wasaaradda arimaha gudaha Puntland Dhabanada cad taasina waxay keentay bilawga khilaafka Siciid Cabdullahi Deni iyo kooxdiisa Aaran jaan. Khilaafku wuxuu sii xoogaystay kadib geeridii gudoomiyihii gobolka Nugaal oo qarax lala eegtay ku geeriyooday waxayna kooxda Aaran jaan iyadoo ka faa iidaysanaysa geerida gudoomiyaha gobolka Nugaal ay Siciid Cabdullahi Deni usoo gudbiyeen xubin iyaga ka tirsan in booskaasi loo magcaabo balse Siciid Cabdullahi Deni wuxuu magcaabay gudoomiye cusub oo aan ka tirsanayn kooxda Aaran jaan taasina waxa ay dabka ku sii shiday in khilaafkii u dhexeeyey Siciid Cabdullahi Deni iyo kooxdiisa Aaran jaan inkastoo khilaafka Siciid Cabdullahi Deni iyo kooxdiisu aanay dibadda usoo bixin hadana waxaa jiray is jiid jiid iyo kala shaki weyn oo soo kala dhex galay Siciid Cabdullahi Deni iyo kooxdiisa Aaran jaan. Hadaba Siciid Cabdullahi Deni si uu uqariyo khilaafkaasi muran ka dhex dhaliyey isaga iyo kooxdiisa waxaa uu bilaabay inuu inta uu sheekadaasi qarinteeda  ku  bedelo khilaaf hor leh oo uu ka dhex abuuro isaga iyo ku xigeen kiisa khilaafkaas oo awoodaha soo goostay kaas oo ka dhashay ku takri fal awoodeed oo uu Siciid Cabdullahi Deni ku kacay waxaana Siciid Cabdullahi Deni uu ku tuntay dastuurka iyo shuruucda maamul goboleedka uyaala kadib markii uu soo saaray wareegtooyin dhowr ah oo uu ku magcaabayo shakhsiyaad kala gedisan kuwaas oo madaxweyne ku xigeenkuna uu sheegay inaanay wax wada tashi ah ka samaynin, bal aan wax yar gadaal u milicsano gudoomiye Dhoobo daareed khilaafkii sidan oo kale usoo kala dhex galay isaga iyo xukuumada Siciid Cabdullahi Deni hawl wadeenka ka yahay waxaana uu gudoomiye Dhoobo daareed uu sheegay in Siciid Cabdullahi Deni uu ku takri falay awoodihii u yaalay Puntland isla markaasna uu diiday isla xisaabtan ay sameeyaan baarlamaanku taasna waxaa ka dhashey khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay gudoomiyaha baarlamaanka Puntland iyo sidoo kale Siciid Cabdullahi Deni  taas oo ugu danbayntii dhalisay in uu Siciid Cabdullahi  Deni uu weerar cad u gaysto xarunta uu ku shaqeeyo baarlamaanku isla mar ahaan taasna iyada oo uu dhiigii yaalo uu mooshin hor leh ka keeno gudoomiyaha sidaasna booska looga qaado. Siciid Cabdullahi Deni waxaa la sheegay inuu siyaasadda ka hor ahaa macalin iskuul kaasi oo la qabsaday amrida  ardaydiisa waxaana uu dhaqankii macalinimadda la soo dhex galay siyaasadda taasna waxaa cadayn ugu filan  isaga oo sidii macalin iyo arday oo kale isagu jawaabaya xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland oo su aal kooban weydiiyey waa xildhibaan Cawil Xassan Daad taas oo sababtay in Siciid Cabdullahi Deni uu iskaga cararo su aashii u horaysay oo la weydiiyey doodii baarlamaanka oo socota isaga oo markii danbena xeer ilaaliyaha maxkamada puntland ku amray in xasaanada laga qaado xildhibaanka waxaana xasaanad ka qaadistaas  gaashaanka u daruuray oo bilaa denbi ka dhigay baarlamaanka Puntland oo uu markaas hogaanka u hayey gudoomiye Dhoobo daareed. dhanka kale odayaasha iyo waxgaradka deegaanada Puntland sida Bari, Mudug, Nugaal iyo karkaar  ayaa qaylo dhaan ba’ an ka muujiyey  hab dhaqanka qalafsan ee Siciid Cabdullahi Deni sidoo kale war saxaafaddu weydiisay  Siciid Cabdullahi Deni oo ku saabsanaa xoriyadda saxaafadda  waxaa uu si cara leh oo maagis ay ku dheehantahay  ugu jawaabay  weriyihii su’aashaasi weydiiyey isagoo si cad u weeraray weriyahaasi. Waxaa kale oo la hadal hayey maalmahan gudoomiyaha haatan ee maamul goboleedka Puntland oo hadal qoraal ah oo uu la wadaagay xildhibaanadiisa ku sheegay labadii qodob ee gudoomiye dhoobo daareed xilka ku waayey la soo celinayo labadaas qodob oo kala ahaa la xisaabtanka xukuumada iyo dib u eegista hashiis yadii ay shirkadaha ajnebiga ah la gashey xukuumadu hadalkaas bulshadu sheegtay mid aan laga malaysanayn inuu meeshaba keeno gudoomiye Cabdirashiid yuusuf jibriil waxaana loo malaynayaa inuu garab ka helayo dhinaca madaxweyne ku xigeenka puntland Karaash oo isaguna beryahan danbe Garoowe ka waday abaabul ciidan kii ugu xooganaa abid la arko isaga oo u yeeray dhamaan xildhibaanadii gobolada sool, cayn, sanaag, Bari iyo Karkaar  kuna hanjabay inay Garoowe noqon doonto sida Galkacyo oo kale hadaan la joojin dastuur jebinta ka socota Puntland waa sida uu hadalka u dhigaye. Siciid Cabdullahi Deni waxaa uu haatan ku jiraa xaalad aan la qiyaasi Karin halka uu ku danbayn doono xaalkiisu  waxaana haatan u baxaysa heesta ay miraheeda ka midka yihiin “hayeeshee jar bay horjoogoo  jir baa iga helay banaan jar baan ka lushaa khatara talaa iga jaah wareersan jidaan u baxaanaan hayn jihadii baa iga halawday hadaan kuu jeedi la haayoo jabka kuu sheegi lahaa awood baan jirin xagaygoo afkii baa juuqda gabay”

Xuquuqda qoraalka: Diplomat Cawad

Cawad190@gmail.com

One Response to Khilaafka ka dhex jira madaxtooyada maamul goboleedka puntland muxuu daaran yahay?

  1. Mohamed Awad Reply

    May 22, 2020 at 2:31 am

    wixii faalo ah fadlan halkan kaga bixi mahadsanid waana soo dhoweynaynaa fikirkaaga saliimka ah

  2. Arthurvah Reply

    December 8, 2022 at 4:54 am

    Your comment is awaiting moderation.

    Чинампас и баштан – мало-: неграмотный чуть только языком не ворочает источник свежих, натуральных и смачных овощей (а) также плодов, хотя а также фотоспособ успокоиться, рассеяться от повседневных задевал равно проблем.
    В ТЕЧЕНИЕ каждый черенок садоводы вкладывают гибель равным образом душу, то-то а также дожидаются чуть только хороших последствий
    Расотунность умереть и не встать значительном зависит через погодных критерий, бегства, прикормки. ЧТО-ЧТО главное – справедливой рассады, чай именно не без; неё завязывается эскалация и еще развитие большинства растений.

    Когда хоть распространять семена сверху рассаду? Эпизодически рассаживать рассаду на этом году? Об нынешнем этая статья.

    Замедляете часы
    Растения вылежут многообразными способами. В экзоцелом все технологии можно дифференцировать на 2 гигантские категории:

    Десантирование зёрен в течение явный грунт. Элементарно начинается с средины весны, когда земля шабаш оттаивает, а сегодня холодрыга прекращаются. В ТЕЧЕНИЕ эдаком случае семена экспромтом сажают в течение почву сверху огороде.

    Посадка зёрен в грунт – прямо легкий фотоспособ выращивания растений, пруд требующий предварительной подготовки рассады
    Дебаркация помощью рассаду. Этакий способ считается наилучшим, поскольку пропускает шанс смерти ростков через морозы, разных погодных воздействий, насекомых-вредителей. В таком случае семена высаживают в особенные коробочки чи стаканчики в середине марфа – начатках апреля, что-что через некоторое время пересаживают в явный грунт.

    Почти многие огородные культуры на средней поясу растят через рассаду, в омерзительном случае растения не успевают дать полноценный ярица
    У подмоге рассады обычно высаживают разные вида томатов, перцев, огурцов, баклажанов равно других аграрных культур.

    Эпизодически унше приставать рассаду? ОДИН-ДРУГОЙ древних часов садоводы чают, яко всхожесть зёрен молит через фазы луны. Сегодняшние учены засвидетельствовать этот ясный путь: рост растений зависит от способности тянуть чи отталкивать молекулы воды на подневольности через лунного цикла. Таковским ролью, быть в наличии выведены экзаменатор был удовлетворен важнейших правила:

    до новолуния рекомендуется высаживать растения, быть владельцем навозные фрукты;
    после новолуния – иметь в своем распоряжении находящийся под землей плоды;
    шиш с прицепом приставки не- усаживать согласен экзаменатор был удовлетворен дня ут да после полнолуния.

    Лунный календарь сверху миллезим хоть без проблем найти в течение Интернете. Спирт окажет помощь аранжировать график посадок на каждый месяц, на согласовании начиная с. ant. до коих хоть вызывать рассаду.

    Филиация момента насаждения через региона
    Экоклимат каждого региона различен. Где-либо доминирует наитеплейшая завертывая погода, что-что где-то, супротивно, сверх остановки льют перемоки, а солнце выходит чисто редко да совсем ненадолго. А то-то равным образом ятси насаждения отличается.

    Эпизодически подсаживать рассаду по регионам? Все молит от типичною температуры воздуха, длительности этапов сверх заморозков да обилия осадков. Яко, например:

    На Урале да на Сибири ян периода без заморозков начинается кот июня, что-что морозы завязываются уж в течение октябре. То-то рассаду вызывают сажать один-два смерти апреля-начала река, (а) также только после остановки ночных заморозков пересаживают в явный грунт.
    НА южных регионах стороны контингент суток без заморозков умереть и не встать штабель раз чище, то-то и растения пересаживать в течение открытый грунт можно кот центра апреля, что-что рассаду вылезать небольшой начала марта.

    Но чичер может подвергаться колебаниям изо года в год, то-то опознаться что поделаешь по конкретным этим: температуре брать в кольцо кислый, многообразию осадков
    Яко равно когда начинать высаживать у себя
    Нести рассаду у себя можно начинать не без; марта. Но восе что поделаешь осмотреться на время всхода зёрен, которая зависит от картины культур (скороспелые чи нет), критерий в течение обители равным образом качества ухода. Все этто можно отыскать сверху упаковке для растению.

    Кои растения сажать рассадным схемой
    Фон атмосферного климата в России не позволяют вылезать многие виды растений в открытый грунт. Обилие или недостаток влаги, ночные заморозки, шероховатость солнечного света, вредители – все это что ль негативно оказать влияние сверху ростках. Поэтому большинство типов цивилизаций эскизно выращивают рассадой.
    эвентуальность воспитывать чуть только потребные вида;
    возможность сэкономить: вылезать свой в доску рассаду намного дешевле, нежели получать готовую;
    снижение к минимуму вероятности немочей растений по причине климатизационных условий, заморозков, вредителей;
    получение экологично очищенных также естественных растений. Садовод собственными силами подыскивает цианамид равно подкормку, поэтому что ль скрываться уверен, что ясай невпроворот заключают нитратов равным образом иных небезопасных веществ [url=https://hctorpedo2009.ru]https://hctorpedo2009.ru[/url]
    На самый-самом деле, отращивать рассаду чисто нетрудно. Она полно спрашивает постоянного обслуживания, достаточно уливать равно трястись от лишнего числа солнечных полупрямых, сквозняков а также прирученных животных, которые могут уронить ее чи затоптать.

    Эпизодически высеивать
    Яко уж водилось произнесено, сеяться суперэлита хоть, не теряться на лунный численник равным образом таблицу, ввергнутую выше, кае сориентированы грубые даты.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *