Weriye Feyte oo VOA-Somali uga warramay duufaantii Harvey ee Maraykanka ku dhufatay

Gobolka Texas ee Maraykanka ayaa waxaa wiiggan ku dhuftay duufaanno xawaare sare ku socda oo muddo 10 sano ku siman aan soo marin. Khasaare naf iyo maalba leh ayaa dabaylanahi geysteen. Ugu yaraan hal qof ayaa ku naf waayey sida uu sheegay Jaamac Ayaanle Feyte oo ku sugan meesha duufaantu saamaysay. Dhegeyso:
voasom

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *