Urugadii Af-Urur

Waxaa dagaal ba’an ku dhex maray tulada afrur ciidan Reer Sanaag iyo kooxda Argagixisada ee Alshababu.

Waxaa kadhacay khasaare aad u fara badan waxaa dhimashada dhanka dawlada waxa kadhintay 76 qof oo ay 3 dumar ahayee, 73 rag yihiin, waxaa ciidammada Alshabab halkaas ku qadeen hanti waxay hayteen shacabka Reer Af-Urur. Dagaalkaas wuxu dhacay abaaro saladdii subax oo loo aqoonsadey maalin madow, malintan dhamaanba shacab waynaha Maakhir kunoqotay maaalin taariikhi ah oo ay ku qori donaan buug madow lagana baroordiiqay.

Waxaa kugeeriyooday saraakiil badan oo gesiyaal ahaa Ilaahay ha u wada naxariistee.

Mushtaq Hassan, Badhan, Somalia

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *