UNSOM: Cabdi Qeybdiid oo lagu Dhaganyahay Qaramada Midoobay oo Digniin ka Soo Saartay..

Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Micheal Ketaing ayaa war deg deg ah oo uu soo saaray waxaa si rasmi ah loogu sheegay Hogaamiyaha Galmudug Abdkariim Xasan Guuleed in uu Liiska Aqalka Sare gabi ahaanba ka saaro Dagaal Ooge Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.

Qeybdiid ayaa lagu eedeeyey in uu qeyb ka ahaa dagaaladii Sokeeye ee Soomaaliya. Sidaas awgeedna aan loo ogolaandoonin Taladda Soomaaliya.

received_1496851040341499

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *