Munaasabaddii ciidda iyo Badhan

Waxaa ayamihii udanbaysay ee bisha barakaysan ee Ramadaan si aad ah looga dareemayey magalada Badhan dhaqdhaqaaqa ciidka iyo wax kala iibsiga suuqyada waxana ay dadku isu diyarinayeen faraxadda ciidda.
Waxaa isla malintii Ciidka siwayn looga dareemayey isla magalada badhan xasilooni iyo bulshada oo isugu hambalyeynaysa munasabada ciida.
Magalada Badhan oo ah magaala aad caan ugu ah xasilooni iyo nabad ayaa
weli bulshadu waxay ku hawlanyihiin sidii ay uga shaqayn lahayeen horumarka magalada iyo nabadgelyadeeda mustaqbalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *