Mudaaharaad Garoowe ka dhacay oo ka dhana dawaladda dhexe ee Soomaaliya…

garowedem

Garowe: (Lasqoray Online)- Mudaaharaad looga soo horjeedo dawladda dhexe ee Soomaaliya, gaar ahaan madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka dhacay Garoowe, caasimadda Puntland. Mudaaharaadkan oo ahaa midaan lookala harin, ayaa dadkii ka soo qayb galay ku dhawaaqayeeh erayo ay ka mid ahaayee,”dagaalka Gaalkacayo waxa hurinaysa dawladda Xasan Sheekh hormoodka u yahay… dawladdu Galmudug ayay la soo safatay,” iyo hadallo kalo oo dhaliil xambaarsan. Daawo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *