Guddiga xalinta khilaafaadka oo si rasmi ah u joojiyey doorashada 11 xildhibaan [Akhriso]

War-saxaafadeed goor dhaw ka soo baxay guddiga xalinta khilaafaadka ayaa si rasmi u joojiyay natiijadii doorasho 11 xildhibaano oo lagu doortay qeybo ka mid ah gobollada dalka, kaddib markii la ogaaday in ay ku soo baxeen hab aan sharciga waafaqsaneyn.

Xildhibaannada ka soo muuqday liiska ayaa intooda badan ka soo baxay magaalada Baydhabo, halka siddoo kale ay ku jiraan xildhibaanno laga soo doortay maamulada Hirshabeelle Puntland iyo Jubbaland. – See more at: http://www.hiiraan.com/news/2016/Dec/wararka_maanta14-118811.htm#sthash.bubV5VTd.dpuf
g2

g1g2

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *