Morgan oo booqasho ku maraya Bari iyo Nugaal

General Morgan oo laba maalmood ka hor shaaciyey inuu u taagan yahay jagada madaxweyne ee Maammul Goboleedka Puntland ayaa socdaal ku maraya magaalooyin badan oo Puntland ka tirsan. Jananka ayaa kulan soo dhoweyn ah si qoto dheer u sharraxay himiladiisa iyo ololihiisa doorasho. Daawasho wanaagsan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *