Faysal C. Waraabe “Itoobiya dalka ma xukuntee, waa dalkeedii”

Odayga fudaydka ku caanbaxay ee Faysal Cali Waraabe ayaa fiidyowga hoose ka yiri: Imaaraadkaa noo dhisaya garoonka Hargeysa iyo Waddada Xasan Sheekh naga xannibay, Siyaad Barraa iibsan jiray garoonka; Imaaraadkaa na ilaalinaya ciidankana noo tababbari; hadday maanta inaga kadibto dib u kici mayno iyo hadallo kale oo waalli ah. Horaa looga qoray, “wiilka Muqdisho jooga, kan Addis joogaa nooga dhow oo aan walaal nahay.” Daawo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *