DHEGEYSO-Madaxweynaha Puntland oo ka warbixiyey safarkiisii Imaaraadka

gaas

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay wadanka Imaaraadka Carabta.

Safarka madaxweynaha waxaa ku weheliyey xubno ay kamid ahaayeen wasiirka cusub ee wasaaradda dekedaha iyo gaadiidka badda Mudane Cabdullaahi Siciid Samatar.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *