Daawo: Dawladda Jabuuti ‘ciidammada Eretria ayaa la wareegey goobihii ciidanka Qadar banneeyeen’

Djibouti: Dawladda Jabuuti ayaa sheegtay in goobihii nabad ilaalinta xadka Eretria iyo Jabuuti isku hayeen ay la wareegeen ciidammada Eretria, ka dib markii kuwii Qadar iskaga bexeen. Dawladda Jabbuuti ayaa codkeeda ku biirisay huwanta Sucuudigu hoggaamiyo ee cunaqabtaynta saaray dalka Qadar. Daawo…

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *