Dagaal ka dhacay Deeegaanka Biyoguduud ee Gobolka Sanaag

Wararka naga soo gadhaya  degmada Biyaguduud  ee katirsan gobolka sanaa

ayaa manta dagaal dhimasho iyo dhaawacba  leh kudhexmaray  labba beelod   oo wada dega  degmada   ilaa hada   inta laxaqiiyey  ayaa lashegayaa  2 nin  inay kudhinteen dagaalkaa  dagalkiina wuu welisocdo

maha  markii uhoraysay  ee uudagaal kadhoco degmadan  Biyaguduud

dhowaan ayay  dirir  tanookale ah kudhexmarty  beelahan  isla degmadan  kadib markii  ay  odayaasha  Gobolada Sanaag iyo gool oo ah  labada beelood oi dirirtu dhexmarty ay  galeen  waan waan  nabadayneed  ayna ku guulaysyteen inay joojiyaan dagaalkaa

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *