ciidamada amaanka gobolka hayland oo qabty koox hubaysan

ciiddamada amaan ka ee gobolka hayland  ayaa waxay qabteen  sideed qof oo hubaysan    kadib markii ay cadays teen inay ahayeen  dadka tirsan kooxda al shabab  kuna socda buurta  dadkan ayaa  ahaa  6 nin iyo laba dumar ah     waxayna  sheegeen  innay  kasoo kicitimeen  dhanka soomaliland   khaasatan  mandheera  kooxdan ayaa lagu qabtay  magalada cawsane

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *