Home » Archives by category » Somali-News (Page 6)

Garaad Cabdilahi Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmamay Wada Hadalada Somaliland Iyo Khaatumo

Garaad Cabdilahi Cali Ciid Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmamay Wada Hadalada SNM Iyo Khaatumo…

War deg deg ah: Agaasimihii Madaxtooyada Puntland ee magaalada Boosaaso oo goor dhow la dilay

Waxaa goor dhow lagu toogtay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari agaasmihii xarunta madaxtooyada Puntland ee magaaladaas. Waxaa goor dhow lagu toogtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari agaasimihii xarunta madaxtooyada…

Maamulka Puntland oo Maanta soo Gaba-gabeysay Doorashadii Xildhibaannada Aqalka Hoose

Gudiga Doorashooyinka Dadban ee Puntland, ayaa Maanta soo gunaanaday Dorashadii Xubnihii ugu dambeeyay ee Aqalka Hoose oo Doorashadoodu ay shalay Dib uga billaabatay Magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland. Guddiga Doorashooyinka…

Xildhibaan Caasha Cabdalla oo eedaysay siyaasiyiinta koonfurta Soomaaliya say midnimada dalka u wiiqeen

Xildhibaan Caasha Cabdalla oo ah musharrax u taagan Aqalka Sare, Gobollada Waqooyi, siiba Sanaag, ayaa dhaleecayn dusha uga tuurtay siyaasiyiinta koonfurta Soomaaliya oo ay sheegtay inay geeska ku feedhayaan dadka…

S/land–Agaasime xilkii ka xayuubiyey wasiir ay is hayeen

Agaasimihii Siilaanyo adeer u ahaa oo Wasiir Baashe Cali Jaamac Wadaad ka xayuubiyey xilkii maqaar saarka ahaa ee uu u hayey maammulka goonni u goosatada Somaliland. Daawo…

Gaari ay la socdeen ciidammada Puntland oo miino kula qaraxday buuraleyda Galgala

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in gaari ay la socdeen ciidammada badda dowlad gobolleedka Puntland,qarax miino lagula eegtay buuraha Galagal. Qaraxa miino ee gaariga…

DAAWO BUUQ KA DHASHAY PROGRAMKA SOMALI WEEK FESTIVAL & MAAMULKA OO LAGU EEDEEYEY QABYAALAD

Daawo Buuq Ka Dhashay Programka Somali Week Festival & Maamulka oo Lagu Eedeeyey Qabyaalad.…

Waraysi: Saraakiil Golaha1960 uga warramay Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya

Waraysi Golaha1960 ay siiyeen saraakiil horay uga tirsanaan jirey Xoogga Dalka Soomaaliya, ayaa si qotadheer uga warramay aasaaskii, burburkii, iyo mustaqbalka dhismaha XDS. Waxa barnaamijka ka qayb galay Col. Cagaaran,…

Waraysi Musharrax Xaaji Maxamed Yaasiin siiyey Golaha1960 uu arrimaha siyaasadda kaga hadlay

Alxaaji Maxamed Yaasiin oo ah Ganacasade Soomaaliyeed isla markaana ah musharrax u taagan loollanka jagada Madaxweynaha Soomaaliya ee sanadka 2016. Xaaji Maxamed ayaa horay isugu soo sharraxay xilkan hadda ka…

War qoraal oo ka soo baxay Guddiyada Doorashada Dadban iyo kuraastii Sanaag oo la soo celinayo

Guddiyada Doorashada ayaa markii ugu horeysay soo wada saaray qoraal ay u dhan yihiin oo loogu talogalay Beesha Caalamka. Qoraalka oo ay ku wada saxiixnaayeen Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Dadban iyo…