Home » Archives by category » Somali-News (Page 5)

DHAGEYSO: Ugaasyada Beelaha Ceyr iyo Xawaadle oo hadalo kulul isweydaarsaday…

Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa eedeyn u jeediyay Ugaaska Beesha Ceyr Ugaas Xasan Ugaas Maxamed isagoo sheegay inuu xiriir dhex maray, kula hadlay ereyo aan habooneyn. Labada…

Dowladda Soomaaliya oo dalka ja ceyrisay madaxii Hay’adda Cunnada iyo Beeraha ee FAO

Jicmo, June, 16, 2017 (LOL) – Dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday Qaramada Midoobay in waddanka Soomaaliya laga saaro wakiilka Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO Richard Trichard. Richard…

Daawo: Dawladda Jabuuti ‘ciidammada Eretria ayaa la wareegey goobihii ciidanka Qadar banneeyeen’

Djibouti: Dawladda Jabuuti ayaa sheegtay in goobihii nabad ilaalinta xadka Eretria iyo Jabuuti isku hayeen ay la wareegeen ciidammada Eretria, ka dib markii kuwii Qadar iskaga bexeen. Dawladda Jabbuuti ayaa…

Urugadii Af-Urur

Waxaa dagaal ba’an ku dhex maray tulada afrur ciidan Reer Sanaag iyo kooxda Argagixisada ee Alshababu. Waxaa kadhacay khasaare aad u fara badan waxaa dhimashada dhanka dawlada waxa kadhintay 76…

Xasuuqii ka dhacay magaaada Af-Urur warbixin ku saabsan

Bosaso: Weerarkii gaadmada ahaa ee lagu beegsaday ciidammada, saraakiisha iyo maatada magaalada Af-Urur ee Gobolka Bari, ayaa waxa ka soo baxaya arrimo kala duwan. Gumaadkan oo lagu beegsaday beel ka…

Faysal C. Waraabe “Itoobiya dalka ma xukuntee, waa dalkeedii”

Odayga fudaydka ku caanbaxay ee Faysal Cali Waraabe ayaa fiidyowga hoose ka yiri: Imaaraadkaa noo dhisaya garoonka Hargeysa iyo Waddada Xasan Sheekh naga xannibay, Siyaad Barraa iibsan jiray garoonka; Imaaraadkaa…

Cali Khaliif “Waa idiin godlanahee ha na gaagixinnina

Cali Khaliif “waannu idiin godlahannahee, ha na gaagixinnina….”…

Nabad doonka Guud ee beesha Warsangeli ee Koonfurta Soomaaliya

Nabad-doon Cabdi Maxamed Maalin oo loo caleema saaray nabad doonka guud ee beesha Warsangeli. Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu caleemo saaray nabadoonka guud ee beesha Warsangeli.…

Hoggaamiyaha Majeerteeniya oo Qandala ku tegey doon

Hoggaamiyaha Majeerteeniya Cabdiweli Gaas ayaa tuulada Qandala oo geeska gobolka Bari ku taalla doon ku tegey, halka Degamada Dhahar oo Qardho u jirta 10km weligii ma booqan. Cabdiweli Gaas oo…

TOP-DHAGEYSO:-Caasho Axmed Cabdalle oo si ba’an uga hadashy musuqmaasuqa kuraasta baarlammaanka

Caasho Axmed Cabdalle oo ka mid ah shaqsiyadkii laga boobay Xubinimadii Golaha baarlamaanka oo ay ugu tartameen kuraasta waqooyi yaa sheegtay in la Caddaalad darreeyey Musharaxiintii ay iyadu ka mid…