Home » Archives by category » Somali-News (Page 4)

Dabaaldegga 26-ka June iyo 1-da Luuliyo oo gobollada Maakhir lagu qabtay

Waxaa  malmihii    u danbayey  si weyn looga dareemayey  guud ahaanba  gobollada Maakhir  diyaar garowga iyo  u dabbaaaldegga munaasabadaha 260ka iyo  1-da Luulliyo, halkaas oo  isla habeenimadii laga xusay oo…

Gaas oo Dr. Caalin Axmed Faatax u magcaabay Guddoomiyaha Jaamacadda Maakhir

Dr. Caalin Axmed Faatax ayaa madaxweynaha Puntland C/weli Gaas u magcaabay Guddoomiyaha Jaamacadda Maakhir. Arag qoraalka hoose.…

Qarax lagu dilay mid ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda oo ka dhacay Muqdisho

Jimco, June, 30, 2017  – Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa lagu dilay qarax loogu xiray gaarigiisa oo ka dhacay maanta Ex-Koontarool Muqdisho, sida ay warbaahinta u sheegeen saraakiil…

Ururrada dhallinta ee Gobolka Sanaag oo ka qayb qaadanaya dhismaha waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo

  Dhalinyarada iyo  ururrada  magaalada Badhan  ayaa ayamihii u danbayey waxay  u ololaynayeen sidii ay bulshada reer Sanaaa  uga qayb qaadan lahayeen  wadada Ceeldahir  ilaa Cergaabo. Ururka  Sahan ayaaa  soo…

Ciidanka amanka ee Ceelbuh oo shakhsi dembi lagu tuhmay qabtay

Waxaa  maalin  tii shallay   ee tarikh duhayd  30/6 /2017  ciidamadda  nabad sugidda ee  Degmada Ceelbuh ku qabteen   nin  kabaxsaday    magalada badhan  kaas oo lagu qabtay  meel u…

Munaasabaddii ciidda iyo Badhan

Waxaa ayamihii udanbaysay ee bisha barakaysan ee Ramadaan si aad ah looga dareemayey magalada Badhan dhaqdhaqaaqa ciidka iyo wax kala iibsiga suuqyada waxana ay dadku isu diyarinayeen faraxadda ciidda. Waxaa…

DEG DEG: Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax aad u xoogan ayaa goordhaw lagu soo waramayaa in uu ka dhacay Isgooska Dabka ee Laamiga Maka Al Mukarama gaar ahaan saldhiga booliiska ee Degmada Waabari. Wararka soo baxaya…

Badhan oo kacdoon ka dhan ah Alshabab ka socdo dhacdadii Af-Urur ka dib

Magalada badhan oo ah   magaalo kucaan baxday  nabad xasilooni  ayaa ayamahan waxaa laysla dhex marayaa   dhibatooyinka  kooxa argagixisada ah  ay kagaysteen  buuraha Galgala  taas oo aad u kicisay…

Daawo Maammulkii Khaatumo garabka Galaydh oo Somaliland isu dhiibey iyo…

Hargeysa: Sidii la saadaalaaniyey Cali Khaliif ayaa heshiis muran badan dhaliyey la galay maammulka goonni u goosadka ah ee Somaliland. Iyo Garaad Jaama oo u gacan saydhay. Daawo……

Al-Shabaab oo soo bandhigay sawirada weerarkii degaanka Af-Urur

Sabti, June, 17, 2017 (LOL) –Xarakadda Al Shabaab ayaa soo bandhigay sawirada weerarkii todobaadkii hore ay ku qaadeen saldhiga ciidamada military-gga maamulka Puntland ee degaanka Af-Urur ee gobolka Bari. Sawirada…