Dhakhtar Ruusha oo ka hawl bilaabay Isbitaalka Badhan

fb_img_1499254174266
Badhan, Sanaag: Waxaa  Isbitaalka  Badhan  ka hawl galay  dhakhtar Ruush ah  kaaas oo si wayn  looga soo dhoweeyey  guud ahaanba  gobolka,  gaar aahan  bahda caafimaad ka ayaa  u sameyey  munasabado lagu marti qaadayo  dhakhtarka  halkaas oo ay isku barteen  bahda  caafimaadka  ee gobolka.

Arrinka ayaa bullshadu si aad ah u soo dhowaysay   wuxuuna  kusoo beegmay xilli ay bullshadu  baahi aad ah u qabeen  dhanka caafimaadka.

Mushtaaq Abdirisaaq

Lasqoray News Desk Badhan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *