AKHRISO: Wasiiradda Cusub ee Puntland, Saami-qeybsigooda iyo Beelaha ay ka soo jeedaan…

gaasmaHalkaan Waxaan idin kugu soo gudbineynaa 53-Wasiir Puntland ee maanta la magacaabay iyo Beelaha ay ka soo kala jeedaan.

Halkaan Waxaan idin kugu soo gudbineynaa 53-Wasiir Puntland ee maanta la magacaabay iyo Beelaha ay ka soo kala jeedaan.

Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta –Majeerteen Wabeeneeye
Cabdullaahi Ali Xirsi Timacade- Wasiirka Arrimaha gudaha, Dawladdaha Hoose & Horuumarinta Reer miyiga- Dhulbahante Jaamac Siyaad
Axmed Cabdullaahi Yuusuf Dolow Wasiirka Amniga & DDR-ta- Warsangali-Dubeys
Cabdullaahi Siciid Caarshe- Wasiirka Maaliyada- Majeerteen Cusmaan Maxamuud
Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xariirka Caalamiga ah-Majeerteen Cali Saleeban
Abshir Yuusuf Aw Ciise- Wasiirka Waxbarashada, Barbaarinta Tacliinta Sare- Warsangali Cumar
Cabdifitaax Siciid Caynab Wasiirka Dastuurka, Faderaalka iyo Dimuquraadiyadda- Dhulbahante Qayaad
Cabdinaasir Cismaan Ciise Wasiirka Caafimaadka- Majeerteen Ciise Maxamuud
Cabdiraxmaan Barkhadle Wasiirka Howlaha guud Gaadiidka iyo Guryeynta- Dhulbahante Habrarsame
Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekedaha & Amniga Baddaha- Dashiishe- Reer Xaaji
Axmed Cilmi Karaash Wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada- Dhulbahante-Ugaaryahan
Maryan Axmed Cali- Wasiirka Haweenka & Horumarinta Qoyska, Majeerteen Siwaakhroon
Cabdi Xirsi Qarjab- Wasiirka Warfaafinta, Hiddaha Dhaqanka & Dalxiiska, Majeerteen Ciise Maxamuud
Cabdiweli Xirsi Indho Guran- Wasiirka Gananacsiga & Warshadaha, Majeerteen Reer Bicidyahan
Cabdilaahi Sh Axmed Wasiirka Xanaanada Xoolaha-Majeerten Cusmaan Maxamuud
Cabdinuur Cilmi Maxamuud Biindhe Wasiirka Beeraha & Waraabka, Dhulbahante Xasan Ugaas
Cali Cabdullaahi Warsame Wasiirka Deegaanka, Duurjoogta & Dalxiiska Puntland Majeerteen Cumar Maxamuud
Cabdirashiid Maxamed Xirsi Wasiirka Kalluumeysiga & Kheyraadka-Leelkase, Fiqi Ismaaciil
Cabdikhadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dibu dhiska dalka & Horumarinta –Majeerteen Reer Maxamuud
Cabdiraxmaan Sh Axmed Maxamed Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha,dhalinyarada & Ciyaaraha,Majeerteen Ugaarsaleebaan
Wasiiru dowlayaal

Cabdirashiid Cali Geelle- Wasiiru dowlaha Xanaanada Xoolaha, Carab Saalax
Axmed Cilmi Cawaale- Wasiiru dowlaha Qorsheynta & Xariirka caalamiga, Dhulbahante Khaalid
Burhaan Cilmi Xirsi Wasiiru dowlaha Xariirka Caalamiga ee Madaxtooyada- Majeerteen Daanweyne
Bashiir Cabdiraxmaan Gurxan- Wasiiru dowlaha Xariirka Gobalada ee Madaxtooyada, Mareexaan-Wagardhac
Axme Siciid Cabdiraxmaan- Wasiiru dowlaha Dekedaha iyo Amniga baddaha- Warsangali
Sayid Cumar Guuleed- Wasiiru dowlaha Caafimaadka,DIR, MUDUG
Cabdiqani Geelle Maxamed- Wasiiru dowlaha Duulista Hawada iyo garoomada, Awrtable
Cali Yuusuf Cabdi Giir- Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha, Dawladdaha Hoose & Horumarinta Reer miyiga,Leelkase Maxamed Muumin
Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye- Wasiiru dowlaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda, Majeerteen Cumar Maxamuud
Cabdiweli Maxamed Yuusuf- Wasiiru dowlaha Amniga & DDR-ta, Majeerteen Cabdirixiin Saleebaaan
Cabdifitax Nuur Akhsir- Wasiiru dowlaha Warfaafinta, Cabdi Koombe- Jambeel
Maxamuud Faarax Beeldaaje- Wasiiru dowlaha Maaliyadda, Majeerteen Cali Jibrahil
Yaasiin Cabdi Seed- Wasiiru dowlaha Waxbarashada,Majeerteen Cumar Maxamuud
Wasiir kuxigeenada

Cabditaax Xasan Walloore- Wasiir kuxigeenka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta, Leelkase Maalis-Moge
Cabdullaahi Qoobdeer- Wasiir kuxigeenka Arrimaha gudaha, Majeerteen Ciise Maxamuud
Cabdicasiis Maxamed Aaden- Wasiir kuxigeenka Amniga, Dhulbahante Cali Gerri
Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan- Wasiir kuxigeenka Maaliyada, Dashiishe, Makadoor
Siciid Faarax Maxamuud- Wasiir kuxigeenka Qorsheynta iyo Xariirka caalamiga ah, Majeerteen Cali Jibraahil
Cabdiraxmaan Cabdi Ismacil- Wasiir kuxigeenka Dastuurka, Warsangali-Cumar
Maxamed Cali Faarax- Wasiir kuxigeenka Waxbarashada, Majeerteen, Amaanle
Faarax Maxamed Warsame- Wasiir kuxigeenka Caafimaadka, Warsangali-Dubeys
Faarax Cali Cabdille- Wasiir kuxigeenka Howlaha guud iyo gaadiidka, Axmed Harti-Tiinle
Cabdirisaaq Nuur Cumar- Wasiir kuxigeenka Dekedaha iyo Gadiidka Badda, Majeerteen Cali Saleebaan
Sucaad Saalax Nuur- Wasiir kuxigeenka Duulista Hawada iyo garoomada, Warsangali Cumar
Faa’iso Cali Ismaaciil- Wasiir kuxigeenka Horumarinta & Qoyska
Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil- Wasiir kuxigeenka Warfaafinta, Majeerteen Cali Saleebaan
Cabdiraxmaan Xasan Yuusuf- Wasiir kuxigeenka Ganacsiga
Nuur Axmed Yuusuf- Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha, Cabdiraxmaan Harti Kaski-qabe
Siciido Xuseen Gees- Wasiir kuxigeenka Beeraha & Waraabka, Majeerteen Wadalmoge
Maxamuud Ciise Maxamed- Wasiir kuxigeenka Deegaanka, Duurjoogta & Daxliiska
Maxamuud Maxamed Gabax- Wasiir kuxigeenka Kalluumeysiga, Majeerteen Ismaaciil Saleebaan
Cabdirisaaq Shire Ismaaciil- Wasiir kuxigeenka Shaqada iyo Shaqaalaha, Dhulbahante Barkad
Maxamed Jibriil Caateeye- Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Dakhliga, Dhulbahante Ugaaryahan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *